Wednesday, June 19th, 2013

TOP STORY

Ciidanka-Dawlada

Ciidamada dowlada oo kaashanaya kuwa Militeriga Itoobiya ayaa lasoo sheegayaa inay ka dhaqaaqeen magaalada Garbaharey i

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya inay halkaas ka bilaabatay howlgal kadhan ah Shabaab. Ciidamada dowlada oo kaashanaya kuwa Militeriga Itoobiya ...

WARARKA MAANTA

Ciidanka-Dawlada

Ciidamada dowlada oo kaashanaya kuwa Militeriga Itoobiya ayaa lasoo sheegayaa inay ka dhaqaaqeen magaalada Garbaharey i

June, 16, 2013
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya inay halkaas ka bilaabatay howlgal kadhan ...
beled-wayne

Booliska magaalada Beledweyne oo lagu wareejiyey deeq milateri oo ka timi madaxweynaha Jabuuti

June, 16, 2013
Saraakiisha ciidanka Jabuuti ee qaybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM  ee ku sugan magaalada ...
dooni

Akhriso Magacyadda ku dhawaad 50-qof oo Soomaali ah kuna dhintay Maalmo kahor Badda u dhexeysa Libya iyo Talyaaniga.

June, 16, 2013
axaan idiin soo gudbineynaa Magacyadda Soomaalida ku geeriyootay Doomihii Khamiistii ka baxay Xeebaha Libya ee kusii jeeday Dalka ...
ami

GABEY WADANI AH ( NADABA DOONA!) ABWAAN MAXAMED XERSI DHUUX MAXAMED WEHLIYE {TOKIYO TOKIYO}

June, 16, 2013
!!!! Nabada doon doona!!! Doowlad baan ujeednaa hadeer daaran iftiinkeede Leesbaray dadkii badi hadeer nabada dooneene Dayaxaa inaan gaarno baan diir ...
DISSENTING DIPLOMATS

Howlgal guri guri ah oo saaka Ciidamada dowladda iyo AMISOM ka wadaan Wardhiigley

June, 1, 2013
Howl gal ballaaran ayaa ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM saaka ka wadaan xaafado ka tirsan degmada Wardhiigley, iyagoo ...
images

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda, AMISOM iyo Xoogaga Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe ka dhacay duleedka degmada Wanlaweyn

June, 1, 2013
Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda, AMISOM iyo Xoogaga Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe ka dhacay duleedka ...
japan-shir_5

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Japan oo si wada jir u shir gudoomiyay shir ka dhacay Yokohama (Sawirro)

June, 1, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe ayaa wada shir guddoomiyey Shirkii ...
CABDIQASIM

Cabdi Qaasim oo Weeraray Faragelinta Kenya & Ethopia (Topnews)

June, 1, 2013
Madaxweynihii hore ee Dowladdii TNG-da lagu soo dhisay Magaalada Carta ee Dalka Jabuuti C/qaasim Salaad Xasan ayaa ka ...
hassan-sheekh

Madaxweyne Xasan oo eedeyntii ugu horeysay u jeediyey ciidamada Kenya ee jooga Kismaayo

May, 27, 2013
Madaxweynaha dowlada Somalia Xasan Shiikh Maxamuud                             oo khudbad ka jeediyey shirka Midowga Afrika ee shalay                             ka furmay magaalada ...
sas-150x150

Ra’isal Wasaare Saacid iyo Xukuumaddiisa oo Maanta Hortagay Baarlamaanka

April, 20, 2013
Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada  ayaa Maanta hortagay Mudanayasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ...
gaari-la-xabadeeyay

Xoogaga Al-Shabaab oo dilay Masuuliyiin ka tirsan maamulka dowlada Somalia ee degmada Buur-hakaba

April, 20, 2013
Gudoomiye ku-xigeenkii degmada Buur-hakaba ee gobolka Bay Ibraahim Shaati laawe iyo sarkaal la socday oo ka tirsan ciidamada ...
C3F5E286-A2C5-4456-B1DC-0D0EAA6258E8_w308_r1

C/llaahi Oday “Madaxweynaha hadduu aabihii kala balamay abtiyaashiis waa inuu wixiisa ugu roonaado”

April, 20, 2013
Cabdullaahi Cali Xassan (Oday) oo ka mid ah siyaasiyiinta qurba-joogta ah, haatanna ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku ...
IMG_6388

Ciidamo si gaar ah u tababaran oo todobaadkan la wareegaya sugida amniga magaalada Muqdisho

April, 20, 2013
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee xukuumada Somalia C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in todobaadkan gudihiisa ay ...
IMG_5861

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Xalay ka degay Magaaladda Bahar Dar,

April, 20, 2013
  Adis-Ababa Sabti April 20, 2013 (Wararka Dowladda Soomaaliya): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu ...


CAYAARAHA

259476hp2

Andre Villas-Boas: Man City Cabsi Ayay Ka Qabtaa Soo Laabashada Gareth Bale.

April, 20, 2013
  Andre Villas-Boas ayaa aaminsan in Manchester City ay baqdin ku jirto madaama Gareth Bale uu ku soo laabtay ...
PFA-Players-Player-of-the-Year-Nominations_2931964

Yaa Ku Guuleysan Doona Abaalmarinta PFA Ee Xiddiga Ugu Fiican Xilli Ciyaareedkan Horyaalka Ingariiska?

April, 20, 2013
Waxaa Shalayto lagu dhawaaqay lixda ciyaaryahan ee isagu soo hartay abaalmarinta sannadlaha ee PFA ee la gudoonsiiyo ciyaaryahanka ...
949065-15624676-640-360

Ronaldinho Oo Dajiyay Shaxda Barcelona Ee Kulanka Munich Messi , Villa iyo Pedro Ayuu Weerarka Dhigay.

April, 18, 2013
  Xiddigii Hore ee Barcelona ayaa lagu waramayaa in uu dajiyay shaxda Barcelona ee ay uga hor tageyso kooxda ...
272667hp2

Inter Milan Oo Sii Xoojisay Dalabka Ay Ku Dooneyso Xiddiga Kooxda Sevilla Ee Geoffrey Kondogbia.

April, 17, 2013
  Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in kooxda Inter Milan ay si weyn ugu dhagan tahay dadaalka ...
272362hp2

Ronaldo Iyo Real Oo Wada Gaari Weysan Hishiis Labada Dhinac Wada Qanciya Si Hishiis Cusub Uu u Siiyo Real.

April, 17, 2013
  Wargeyska Sport ee ka soo baxa dalka Spain ayaa qoraya in madaxa Real Madrid uu caqbad kala kulmayo ...
229536hp2

Wargeys: Xiddiga Bayer Leverkusen Ee André Schürrle Oo Hishiis U Saxiixaya Chelsea.

April, 17, 2013
  Waxaa isa soo taraya wararka sheegaya in xiddiga Bayer Leverkusen ee André Schürrle uu qarka u saaran yahay ...
271245hp2

Mario Comez Oo Loolan Adag Dhex Dhigaya Kooxaha Ingiriiska Iyo Talyaaniga .

April, 17, 2013
  Wakiilka ciyaaryahanka kooxda Bayern Munich ee Mario Comez ayaa qiray in ay jiraan kooxo ka dhisan horyaalka Talyaaniga ...
33

Wenger Oo Aan Weli Ka Quusan In Uu Helo Saxiixa Xiddiga Toulouse Ee Etienne Capoue.

April, 17, 2013
  Warar ay qorayaan wargeysyada Ingiriiska ayaa sheegaya in tababare Wenger uu mar kale uu dib u soo nooleeyay ...
moratti

Inter Milan Iyo Massimo Moratti Oo Uu Ku Soo Wajahan Yahay Ganaax Adag Ka Dib Kulankii Atalanta

April, 13, 2013
  Xeer ilaalinta guud ee ururka kubadda cagta Talyaaniga ayaa go`aamiyay in xakuno lagu rido kooxda Inter Milan iyo ...
Capture6

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Kooxaha Reading v Liverpool.

April, 13, 2013
  Kulanka: Reading v Liverpool Garoonka: Madejski Stadium Garsoore: Mark Clattenberg Waqtiga: 5pm SGA (Saacada Geeska Afrika) LINE-UPKA MACQUULKA AH:   READING Federici Kelly, Mariappa, Morrison, Gunter Robson-Kanu, Karacan, ...
Capture7

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Kooxaha Arsenal v Norwich City.

April, 13, 2013
  Kulanka: Arsenal v Norwich City Garoonka: Emirates Stadium Waqtiga: 5pm SGA Garsoore: Mike Jones LINE-UPKA MACQUULKA AH:   ARSENAL Fabianski Sagna, Koscielny, Vermaelen, Monreal Arteta, Ramsey Gervinho, Cazorla, ...
Roberto-Mancini56325543

Roberto Mancini : Waxaan Ku Rajo Weynahay In Silva Iyo Aguero Ka Qeyb Gali Karaan Kulanka Axadda Ee Chelsea .

April, 13, 2013
  Tababaraha Man City Roberto Mancini ayaa shaaca ka qadaay in uu ka war sugayo illaa daqiiqada ugu dambeysa ...
12.04.2013uefa[1] (1)

War Deg Deg Ah : Isku aadkii ama Qori tuurkii koobabka Champions League iyo Europa League oo la sameeyay (Sport News) !!

April, 12, 2013
Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaa daqiiqado yar ka hor lagu soo gabagabeeyay Isku aadkii ama Qori tuurkii ...

ARIMAHA BULSHADA

kalsan_tv_10

Xaflad lagu furayey Tvga KALSAN oo xaley lagu qabtey waqooyiga Magaalada London!!(Daawo Sawirada Kulanka)

April, 18, 2013
Munaasabad ay kasoo oo qayb-galeen qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaalida ee nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa lagu ...
images

Sheekh u dhashay Sweden oo ka yaabsaday Soomaalida ku nool aduunka gar ahaan Somalida Sweden!! (Daawo Muuqaal+Warbiixn)

April, 18, 2013
Sheekh u dhashay dalka Sweden ayaa waxaa la sheegay inuu ka yaabsaday Soomaalida ku nool aduunka gar ahaan ...
dddddd-150x150

Fariimo jaceyl: waxaa habkaan ugu dhalaalayo waxay tahay nolosha qiimaha badan ee….

April, 13, 2013
Quruxda Noloshayda adiga Ayay kugu xiran tahay, iimana laha qiimo la’aantaa ;noloshayda waa iftiimisaa markasto oo aad iga ...
nhn-150x150

Edeynta Ragga oo aad u badatay iyo Dumarka oo dhor qodob ka qoray maxay tahay …

April, 13, 2013
In kastoo dadka dunida ku nooli ay ku kala duwan yihiin dhaqanka iyo caadooyinka, hadana waxa jira hab ...
gh-150x150

Lamanaha is doortay hadii ay u dhaqmaan habkaan waxay gareen gosha jaceylka…

April, 13, 2013
Hadii lamaanaha ay doonayaan inay ku nolaadaan farxad iyo cimri dheer markaa waa in caruusadu shan sannadood ka ...
ayan-150x150

Daawo muqaalka: Mursal muuse iyo qadra oo beeniyay in ay is fureen kadib markii laga abuuray hadlo been abuur ah ..

April, 11, 2013
Labada fanaan ee aan kala dhicin mursal muuse iyo xaaskiisa qadra sima ayaa waxaa mar qura suuqa la ...
16369

Haweenka Falastiin oo nimankooda xiran yihiin oo xal wanaagsan u heleen sidii ay caruur u Dhali lahaayeen(Daawo Muuqaal+Warbixin)

April, 11, 2013
Haweenka dalka Falastiin oo ay nimankoodu ku xiran yihiin xabsiyada dalka Israel ayaa waxaa la sheegay inay xal ...
hambalyo-dhalasho2

Tahniyad ku socoto Aadan Geedow iyo Faa’izo Max’ed oo gabar u dhalatay

April, 11, 2013
Hooyo Faadumo Xuseen Gacmadheere Aabe Geedow Cawaale Adeer Shariif Cawaale Eedo Xaawo Xasan Eedo Faadumo Maxamed Cadde. Kaltuum maxamed Cali iyo xaajigeeda Cabdi Garad ...
396313_2379465693874_629130108_n-150x150

Imisa Qodob ayeey Ragga ka qariyaan oo sir ah dumarkooda daraasadkii la sameyay ayaa la ogaday

April, 10, 2013
In kastoo dadka dunida ku nooli ay ku kala duwan yihiin dhaqanka iyo caadooyinka, hadana waxa jira hab ...
maseereey-150x150

Waad maseer tay hadii aad maseeraty dharka tuuro gabar yahay!!!!

April, 8, 2013
Masareey, duruufo adag iyo dar-xumooyin badan oo dushaada ka muuqda, marka aan is idhaa qalinkayga u qaadaba, damiirkaygu ...
Zlaap.jpg.crop_display

Madooneysaa in aad hesho shaqo mishaar fican aad ku qadato badi dhafarka habeenkii ah !!

April, 8, 2013
Daraasad lagu sameeyay Spain ayaa sheegeysa in dadka seexda habeenkii ee dhafra ee aroortii soo toosa waqti dambe ...
shumiska-150x150

Shumiska waxaa uu inta badan kiciyaa dareenka haweeneyda hadaba wax ka ogow !!!!

April, 8, 2013
Bishimaha ayaa lagu tilmaamaa qeybta labaad ee raaxada marka laga soo tago xubnaha taranka labada lamaane. Waxaana xusid ...
trt-150x150

Dareenka dumarka waxaa uu ku xeran yahay labada naas habka ugu macaan ee looga raxeeyo !!

April, 8, 2013
Haweenka ayaa inta badan dareen koodu waxaa uu ku xeran yahay labada naas habka ugu macaan oo looga ...
DSC06391

“Daawo Sawirrada”Bilicda Degmada Guriceel ee G/Galguduud iyo sida ay u horumartay.

March, 30, 2013
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirro qeyb ka ah soo bandhigida degmooyinka iyo gobolada dalka ...
images (1)

Gudiga Doorashooyinka Kenya Oo Cabsi Ka Muujiyey Isticmaalka Facebookga

March, 3, 2013
Gudiga doorashooyinka dalka Kenya ayaa cabasho waxa ay ka muujiyeen isticmaalka Baraha interneedka sida Facebookga. Xasan sheeq oo kamid ...

KU SOO BIIR SHABAKADA GAARSIIYE